Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Mabnuucday Wax Xus Ah In Lagu Qaabilo Maalinta Jacayl Iyo Hadalada Ay Ku Dureen By News Editor - February 13, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Wasiirka diinta iyo awqaafta oo way waheliyaan qaar ka mid ah hawlwadeenada wasaaradaas iyo waliba culimo ayaa dhaliilo u soo jeediyay xukustaanka maalnta jacayl oo la sheego inay tahay 14 bishan aynu ku jirno