Daawo:-Diiwaangalintii Codbixiyayaasha Oo Si Qurux Badan Gobalka Awdal Uga Bilaabmatay By News Editor - February 13, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Awdal(SLpost)-Diiwaangalintii codbixiyayaasha ayaa si habsami ah uga bilaabmatay gobalka Awdal,waxaana halkaas ku sugan badi xisbiyada qaranka masuuliyiintooda iyo sida oo kale madaxweyne ku xigeenka Somaliland