Daawo:-Cali Xoor Xoor Oo Ku Tilmaamay Dekeda La Sheegay In Berbera Laga Agbineeyay Waxaan Caqliga Galayn By News Editor - February 13, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Berbera(SLpost)-Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa ka hadlay deked la sheegay in laga dhisaayo deegaanka Ceelgarde oo ah duleedka Barbera, waxaanu sida oo kale ka hadlay dablay halkaas ka gaysatay rasaasayn. https://youtu.be/6Aqza-M3iQU