Daawo:-Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Abaaraha, Shaqo La’aanta iyo Dhibaatooyin Badan oo Dalka Hadheeyay By News Editor - February 12, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray Aadan Siiro ayaa ka hadlay qodobo muhiim ah oo taabanaya nolasha iyo sida haatan loogu baahan yahay in dadku garashada u saaxiibka ah inay dalka ka badbaadiyaan dhibaatooyinka uu dhex dabaalanayo.