Daawo:-Deegaanada Sanaag Oo Ka Hadlay Abaaro Ay Ku Kaliyaysteen Xukuumaddana Baaq U Diray By News Editor - February 12, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Sanaag(SLpost)-Deegaanada hoosymadada Badhan Somaliland ayay abaaro xoogani ku dhufteen waxaana halkaas kormeer ku soo maray maayarka isaga oo soo indha indheeyay dadka ay tuulooyinka abaartu u so barakicisay. https://youtu.be/cGz6mwLoMeE