Hargeysa(SLpost)-Wafti rasmi ah oo ka socda jaamacada carabta ayaa soo gaadhay Jamhuuriyada Somaliland iyaga oo daboolka ka qaaday inay indha indhaynayaan xaalada dalka iyo waxbaaha u baahan in laga taageero horumarka Somaliland.
https://youtu.be/xiWXgQvGA6k

