Hargeysa(Slpost)-Gudoomie Cabdiraxmaan Cirro ayaa xaafada Octobar ee magaalada Hargeysa u dhagax dhigay xanaano haweenka iyo caruurta lagu daaweeyo, halka uu gudsiga boodhinka ah ee Balidhiigna gudoonsiiyay gaadhi ardayda lagu qaado.
https://youtu.be/zL6F4Uw1oBU

