Boorma(SLpost)-Si diiran ayaa loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaana uu shacabka uu kala hadlay khayriyada magaaladaas, waxaana halkaas ka hadlay masuuliyiinta gobalka iyo madaxkale.
https://youtu.be/_TPO3D_W5HU

