Daawo:-Masuuliyiin Uu Ka Mid Yahay Wasiirka Dib U Dajinta Oo Booqday Xaalada Xabsiga Caynaba Oo Liidata By News Editor - February 10, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Caynba(SLpost)-Masuuliyiinta xabsiga Caynaba ayaa ka cawday in xaalada xabsigu ay liidato, isla markaasna aanay ku filnayan qaybaha wax lagu xidhaa maxaabiista, askarta halkaas joogtaana ay tahay mid aad u yar.