Daawo:-Laasacaanood Ayaa Markii Ugu Horaysay Wadooyinkeedu ku Raaxaysanayaan Iftiinka Laanbadaha Soolarka Ku Shaqeeya By News Editor - February 10, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Laasacaanood(SLpost)-Wadooyinka magaalada Laasacaanood ayaa ku raaxaysanaaya iftiinka laanbadaha solarka cadceeda ku shaqeeya, waxaana halkaas hawshaas ka bilaabay wasaarada macdanta iyo biyaha Somaliland.