Burco(SLpost)-Gudida nabadgalyada Togdheer ayaa go’aan ku gaadhay in la soo xareeyo dhamaan gaadiidka tigaha ee magaaladaas ka shaqeeya, masuuliyiintan ayaa go’aankan qaatay kadib markii lagu eedeeyay in amniga ay waxyeeleeyeen.
https://youtu.be/YTYjtd1i6go

