Daawo:-Buurta Ku Caanbaxday Dhererka Ee Surad Oo Muuqaal Qurxoon Laga Duubay

    0

    Sanaag(SLpost)-Halkan ka daawo buurta ku caanbaxday dherarka Surad oo ku taala gobalka Sanaag, buurtan ayaa caan ku ah dhirbadan iyo cimilo ka gadisan inbadan oo ka mid ah dhulka Soomaalidu ay degto.
    https://youtu.be/-E1xUp9E2ZA