Daawo:-Arday Ka Qalinjabisay Farsamada Gacanta Oo Soo Bandhigay Qalab Casriya

    0

    Hargeysa(SLost)-Ardayda ayaa soo bandhigay qalabka qoryaha iyo sidoo kale miisaan qaab casri ah loo farsameeyay, waxaana halkaas ka hadlay masuuliyiin badan oo dugsigaas iyo xukuumadaba leh
    https://youtu.be/z-ykMwTF_g0