Saylac(SLpost)-Taliyaha ciidamada bada Somaliland Xiirane ayaa gaadhay Saylac isla markaasna ciidanka bada ee halkaas jooga ka waaniyay inay ku dhexmilmaan dadka deegaank isla markaasna ay ilaaliyaan bada dalka oo ay cadawga ka difaacaan.
https://youtu.be/2EVPP6wRd9Y

