Daawo:-Wafti Wasiiro Ah Oo Miisaan Culus Ayaa Gaadhay Gobalka Awdal Waxaanay Kulan La Qaateen Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Si Diiwaangalintii Codbixiyaha Loo Qaato By News Editor - February 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Booram(SLpost)-Wafti wasiiro ah oo culus ayaa gaadhay magaalada Boorama kuwaas oo kulano gaar gaar ah la qaatay odayaasha deegaanka iyo waxgaradka si loogu wacyigaliyo doorkooda qaadashada kaadhka codbixiyaha