Buuhoodle(SLpost)-Dagaal ayaa ka dhex qarxay kooxda nabad diidka ah ee Cali Khaliif iyo ciidamada qaranka, waxaana dagaalkan oo aan khasaarahiisa la soo gudbin lagaga awood roonaaday kooxda colaada halkaas ka wada ee Cali khaliif.
https://youtu.be/AlCQQ3vgEHA

