Barwaaqada Xasan Sheekh Ee Doolarka Iyo Baahida Shacabka Dagaaladu Halakeeyeen Ee Somaliya By News Editor - February 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Us(SLpost)-Halkan ka daawo sawir gacmeed Amiin Caamir uu ka sameeyay barwaaqada uu dhexdabaalanayo Xasan Sheekh Maxamed iyo dhibaatada baahida ee uu ku sugan yahay shacabiga madaxweynaha ka dhigtay, sawirkan oo u muuqda kaaf iyo kala dheeri.