FILASHO WACAN: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga By News Editor - February 8, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Waxa halkan aanu idiinku soo gudbinaynaa barnaamij ka hadlaayo waxbarasho la’aanta dadkeena reer guuraaga ah iyo abaaraha oo inta badan waxbarashadooda ku qodayn dhib. Cabdishakuur Heersare ayaa inoo soo diyaariyay.