Boorama(SLpost)-Badhsaabka gobalka Awdal Ramaax ayaa ka hadlay qashin buux dhaafiyay magaaladaas oo uu sheegay inay shirkadii guri jirtay ee Horseed ku shilantay, isla markaasna maamul ahaan ay waxba ka qaban kariwaayeen oo ay fashilka la qabaan.
https://youtu.be/hqhTF2PM550

