Kheekh(Slpost)-Taliyaha ciidanka booliska degmada Sheekh ayaa cabsho ka muujiyay kooxo uu ku sheegay danbiilayaal oo hore booliska dhaawacyo u gaadhsiiyay kadib markii uu iska horimaad hubaysani dhexmaray kuwaas oo hadana uu sheegay inay soo abaabuleen mudaharaad.

