Hargeysa:-Wasiirka waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa daboolka ka qaaday isbadalo balaadhan oo ay ku samaynayaan wasaarada waxbarashada iyo macalimiinta oo uu sheegay in la kala sifayn soono, waxaanu ka haday wakhtiga la qabanaayo imtaxaanka shahaadiga ah.

