Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ahana musharaxa xisbigaas Muuse biixi ayaa gaadhay magaalada Gabiilay oo lagu marti qaaday si halkaas uu wada hadal ula yeesho idayaash deegaabka iyo waliba maamulka gobalka.
https://youtu.be/zCT6X8GgU1w

