Daawo:-Xus Lagu Maamuusayay Alle Hawnaxariistee Abwaan Suldaan Timacade Oo Gabiilay Lagu Qabtay By News Editor - February 7, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Gabilay(SLpost)-Xus lagu maamuusayay abwaan Suldaan Timacade oo ku caanbaxay qabyaalad nacayb iyo toosinta dawladnimadii Soomaalida ee taagta yarad ayaa xalay lagu qabtay magaalada Gabilay, waxaan halkaas isugu tagay haldoor abwaano u badnaa.