Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa ku dhawaaqay in xaalad adag ay Somaliland haatan ku jirto, aafooyinka abaaruhuna ay saameeyeen dad hal milyan kor u dhaafaya oo aan haysan cunto iyo biyo toona
https://youtu.be/Z9ugOwB2yKQ

