Daawo:-“Kamaynaan quusan (Somaliya) ee waxaynu saluugsanahay sida ay arinta ugu hagarbaxayaan” Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland By News Editor - February 7, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa wali saluugsan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaanu sheegay in aanay wali ka quusan se ay rajo ka qabaan. https://youtu.be/2ralT9–zMc