Hargeysa(SLpost)-Xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada waxbarashda ayaa beenisay in haatan la iibiyay dugsiga Sheekh Bashiir, waxaanay daboolka ka qaadeen in halkaas laga wado dhisme loogu talo galay xarun wax akhris oo isla ardayda iyo bushada loo dhisaayo.
https://youtu.be/1XjMNABIVYQ

