Hargyesa(Slpost)-Somaliya ayaa ka mid ah goobaha dilalka loogu gaysto wariyayaasha Somaliya iyada oo inta badan weerarada lagu bartilmameedsado wariyayaashu uu ku dhamaado in la khaarajiyo wariyaha la bartilmaameedsaday, hawlgaladaas oo inta badan uu fuliyo ururka Al-shabaab.

