Hargeysa(Slpost)-Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa sheegay in wali kiisaska kufsiga ee wadarta loo galaa ay ku badan yihiin Somaliland, waxaanu dalbaday in loo baahan yahay arint la xakameeyo iyada oo uu sida ka sheegay tabobar arimahaas lagu g

