Haergeysa(Slpost)-Suldaan Saleebaan ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay hogaanka xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro isaga oo ku tilmaamay in uu yahay nin aan u qalin inuu hogaamiye ka noqdo Somaliland, waxaana xusid mudan in suldaanku uu ka mid yahay qolaha la siiyay qayb tiyaatarka ka mid ah.

