Daawo:-Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Oo Beeniyay In Taliyihii Saldhiga Ibraahin Koodbuur Xilka Laga Qaaday By News Editor - February 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Taliye Ku Xigeenka booliska Somaliland Cabdiraxmaan Fooxle ayaa sheegay in aanay xilka ka qaadin talihii saldhiga Ibraahin Koodbuur,isla markaasna uu si caadi ah u wato hawlihiisii shaqo, https://youtu.be/fj6EBQ2MVsY