Daawo:-Sheekh Adam-Siiro Oo Tilmaamay Asbaabaha Lagu Garto Xukuumadaha Wakhtigoodu Dhamaaday By News Editor - February 5, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbadii jimcii ee maanta kaga hadlay waxyaabaha lagu garto xukuumadaha meesha ka sii baxaaya iyo arimo la xidhiidha.