“Cid kasta oo doonaysa in Garxajis ay isa sudho Garxajis gurigaas isku dili maayo…” Warka Tiyaatarka Oo Meel Xunmaraaya By News Editor - February 4, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Muranka tiyaatarka Hargeysa ayaa gaadhay halkii ugu sareeyay kadib markii kulan ay yeesheen beesha ganacsade Cumar Caydiid.