Daawo:-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama Oo Maayarka Ku Eedeeyay Bakhtiga Eyda Ee Magaalada Daadsan

    0

    Boorama(Slpost)-Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa ku dhaliilay maayarka magaalada bakhtiga eyda oo daadsan magaaladaas kadib markii maayarku uu sumeeyay.
    https://youtu.be/WEVDWzKmceY