Daawo:-Wasiirka Duulista Somaliya Oo Beeniyay Inay Joojinayaan Duulimaadyadii Hargeysa Ka Soo Aadi Jiray Dalkaas By News Editor - February 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Muqdisho(SLpost)-Wasiirka duulista Somaliya ayaa ku sheegay in aan la joojin doonin duulimaadyadii ka soo aadi jiray Hargeysa, waxaanu sheegay hadalkaasi inuu u gaar yahay gaasimaha oo isagu sheegay. https://youtu.be/QZjECEHgNKM