Daawo:- “Waa Ictiraaf Hortii” Muuse Biixi iyo Guddoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Duulimadyada Somaliya Ee La Sheegay In La Xanibay By News Editor - February 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax iyo Muuse Biixi ayaa ka hadlay duulimaadyada Somaliya ayaa sheegtay inay joojisay.