Daawo:-Barkhad Jamac Xirsi Xoghayaha Cadaalada Xisbiga WADDANI Oo Canbaareeyay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid

    0

    Hargyesa(SLpost)-Barkhad Jaamac xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga xukuumadu kuala kacday ganacsadaha reer Jabuuti Cumar Caydiid oo xukuumadu ay ku haysato tiyaatarka qaybuu sheegay inay baarkin u ahayd oo hore loo siiyay.
    https://youtu.be/vpWOhENACok