Daawo:-Baaq iyo Wax Ururin Dalka Ingiriiska Loogu Qabtay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Somaliland By News Editor - February 3, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Uk(SLpost)-Dadka abaaru saameeyeen ee reer Somaliland ayaa kulan loogu qabtay dalka Ingiriiska kaas oo dhaqaale loogu ururinayay isla markaasna lagu baraarujinayay dadka halkaas jooga xaalada abaaruhunhalka ay marayso.