Burco(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta la tukaday dadweynaha reer Burco salaad roobdoon ah waxaanu alle ka baryay inuu dhulka soo qaboojiyo abaarahana dalka ka dulqaado, madaxweynaha ayaa socdaal ku marayay gobalada bariga Somaliland.

