Daawo Somaliya “Waxaanu leenahay wada shaqayn dhanka amaanka ah” taliyaha laanta socdaalka Somaliland By News Editor - February 1, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Taliyaha laanta socdaalka ayaa ka hadlay warqadii dhawaan dawlada Somaliya ay sheegtay inay Somaliland kaga codsatay baasaboorka Somaliya.