Daawo:-Madaxweynii Hore Ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Ka Hadlay Hubkadhigistii Dalka Ka Qabsoontay

    0

    Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii wakhtigii madaxweyne Cigaal ee hore Muj.Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa ka hadlay hubkadhista iyo aasaaskii ciidanka qaranka.
    https://youtu.be/p4d6kE1i7rI