Warancade Oo Ka Jawaabay Warqad Somaliya Ay Sheegtay Inuu U Soo Diray Xasan Sheekhna Waydiiyay Diinta Uu Haysto

    0

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Warancade ayaa jawaab ka bixiyay warqad ay Somaliya sheegtay inuu ku codsaday in Somaliland laga furo xafiis laga bixiyo baasaboorka Somaliya.