Madaxweyne Siilaanyo oo U Hoyday Berbera Kuna Tilmaamay Socdaalkii Inuu Soo Dhagaysto Cabashada Dadka

    0

    Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo ayaa socdaal ugu baxay gobalada bariga kaas oo uu afhayeenkiisu ku tilmaamay indha indhayn iyo soo dhagaysiga cabshada shacabka.
    https://youtu.be/Dnjmi5ELN9g