Burco(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa gaadhay magaalada Burco, waxaanu haatan u hoyday guriga martida ee gobalka Togdheer, madaxweyne Siilaanyo ayaa la filaayay inuu u hoydo gobalka Saaxil inkasta oo halkaas uu ku sugnaa saacado kooban oo kaliya.

