Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Shan Gobal Maxkamadahooda Ku Wareejiyay Gaadiid Loogu Deeqay By News Editor - January 31, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gudoomiyayaasha gobalada dalka ku wareejiyay gaadiid loogu talo galay oo la doonayo inay ku qabtaan adeegyada cadaalada ee gobalada dalka. https://youtu.be/wFmXEXymlbE