Beesha Koonfurta Hargeysa oo Ka Qaylisay Dhismaha Tiyaatarka Oo Qaybkamid Ah Dib Ay Dawladu U Siisay Suldaan

    0

    Hargeysa(SLpost)-Beesha Koonfurta Hargeysa ayaa ka qalisay meel baarkin u ah dhismaha ganacsadaha Cumar Yadiid Uu maalgaliyay ee tiyaatarka oo haatan ay xukuumada Siilaanyo siisay nin suldaan ah.
    https://youtu.be/uVSvGx2rEQQ