Xidigaha Geeska Oo Qaaday Hees Sixir Bararka Ka Hadlaysa By News Editor - January 30, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Kooxda Fanaaniinta ee xidigaha Geeska ayaa soo saaray hees sixirbararka dalka hadheeyay lagaga hadlaayo, heestan ayuu qaadayaa fanaanka Oday. https://youtu.be/F_7VwJ9qR4Y