“Dagaalkaas aad wadaan waxa uu ku danbaynayaa maatidoox.” Cali Khaliif Oo Dagaal Ku Baaqay

    0

    Hargeysa(SLpost)-Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ku hanjabay dagaal qadhaadh oo dhibaato shacbiga u gaysan doono, waxaanu sheegay in dagaalkaas uu masuul ka yahay Xaglatoosiye oo isagu isla maanta ku baaqay in loo baahan yahay in Buuhoodle nabadeeda lagu da’daalo
    https://youtu.be/Im8ofL6DDyQ