Qaar Ka Mid Ah Dadka Gobalka Selel Oo La Gaadhsiiyay Deeq Raashin Ah

    0

    Hargeysa(Slpost)-Dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Selel ayaa la gaadhsiiyay deeq raashin ah oo loogu talo galay inay ku dhaafaan xaalada abaared ee aadka u adag.

    https://youtu.be/TbYgFR6ch6Q