Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo La Wareegey Gaadiid Lagu Caawiyay

    0

    Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gaadiid kala wareegay haayda UNDP, kuwaas oo laga caawin doono gudoomiyayaasha maxkamadaha gobalada iyo maxkamadaha wareega

    https://youtu.be/cJeAjBzOty0