Iimaamo Loo Qaybiyay Gaadiid

    0

    Hargyesa(Slpost)-Qaar ka mid ah iimaamada misaajidada magaalada Hargyesa iyo nawaaxigeeda ayaa loo qaybiyay gaadiid ay ka soo saartaan olola maalmeedkooda.